SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

KOOXDA ALSHABAAB OO KU JIRTA RAFASHADI U DAMBAYSAY.

(SAWIRKA)-DEGAANKA DUMAAYE EE DEGMADA XARADHEERE.

(MUDUG)-Degaanka Dumaaye ee ka tirsan degmada Xaradheere ee gobolka Mudug ayaa shalay waxaa ka dhacay weerar dhinaca cirka ah ey qaadeen diyaaradaha aan duuliyaha wedin ey iska leeyihiin dawladaha saaxibadda la ah Soomaaliya kana kaalmeeyo dagaalka lagula jiro kooxda Alshabaab ee hadda ka socdo maamuladda Galmudug iyo H/shabeele. Kooxda Alshabaab ayaa sida caadiga ah waxa ey sameysaa marin habaabin ku saabsan cida lala beegsaday weerarka waxa eyna isku daydaa kppxda Alshabaab in caalamka ey ka gado in dad shacab ah la laayey ayagoo og cida ku dhimatay cidda ey tahay,hadaba weerarkaasi ayaa waxaa wax ka qortay Laanta Afka Soomaaliga ee Idaacadda BBC-da.

ISHA.BBC-SOMALI.

HALKAN KA SI AKHRISO.