SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

KOOXDA ALSHABAAB OO ISAGA BAXDAY…

(SAWIRKA)-CIIDAMADDA GORGOR EE KU SUGAN G/MUDUG.

(GAALKACYO)-Wararka laga helaayo degaanada Shabeelaw iyo Caad kana wada tirsan Koonfurta gobolka Mudug ayaa sheegaay in CXDS gaarka ahaan Kumaandooska GORGOR Guutada 18-aad ey saacadihii ugu dambeeyey sameeyeen hawgalo qorsheysan oo lagu baacsanaayo Alshabaab,hawlgalka ayaa ka dhacay Miyiga u dhexeeyo degaanada Shabeelaw iyo Caad ee dhaca Koonfurta gobolka Mudug,wararka ayaa intaas ku daraya in kooxda Alshabaab ey isaga bexeen degaanadii ey ku sugnaayeen. Hawlgalada ka socdo G/Mudug ayaa u muuqdo kuwa soo afjarmaayo mar haddii kooxda Alshabaab ey isaga carareen degaano ey ku sugnaayeen in ka badan toban sano.

ISHA/HIIRAAN.

HALKAN KA SI AKHRISO.