SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

KOONGAREESKA MARAEYKANKA WAXA KU WAAJIB AH INUU SOOMAALIYA U MAGACABO KORMEERE GUUD.

Wargayska ka soo baxa dalka Maraykanka lana yiraahdo THE NATIONAL INTEREST ayaa maqaal maanta ku soo baxay uuna qoray qoraa wax badan ka qoray arrimaha soomaaliya iyo wadamadda geeska afrika lana yiraahdo MICHEAL RUBIN uu kaga hadlay arrimo la xiriiro musuqa ka jiro dalka soomaaliya,waxa uuna qoraagu qoraalkiisa ku xusay masuuliyiin u dhalatay dalka Maraykanka xilalne ka kala haayo UN-ka iyo safaaradda Maraykanka ee dalka,waxaa kaloo qoraagu uu aad ugu nuuxnuuxsaday lacagaha dalka soomaaliya dibadaha looga soo diro eeyna soo diraan soomaalidda qurba joogta ah tan iyo sannadkii 1991-dii iyo halka eey soomaaliya ka gashay qiimaynta musuqa ee sannadkii 2020-ka oo soomaaliya kaga muuqatay liiska qeybtiisa hoose taasoo macnaheeda yahay in musuqa ka jiro soomaaliya yahay mid xirka goostay dhaafayne xadkii caadiga ahaay. XIGASHO THE NATIONAL INTEREST.

HALKAAN KA AKHRISO.