SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

KOONFUR AFRIKA IYO IMAARAATKA OO ISKU…

WALAALAHA DACADA LOO HAYSTO(GUPTA BROTHERS).

(SOUTH AFRICA)-Dalka Koonfur Afrika ayaa maanta oo Jimca ah(7/3/23)-ka sheegay ka dib markii uu ogaaday inuu “Ka naxay kana Maroora Diaacay”markeey dawladda Imaaraatka ku soo laabatay codsigeedii ahaay in loo soo gacangeliyo laba walaala ah oo ku wada edeysan ineey sameeyeen lacag dhaqid(Money Laundry). “Waxaan ogaanay Inagana Nixisay kana Maroora Dilaacnay ka dib markii aan maqalanay arrin lagu soo afjaray Dubai 13/2/23-ka iyo codsiga soo dhiibitaanka ah waa midaan guulaysanayn”sidaa waxaa sheegay Wasiirka Cadaaladda Koonfur Afrika Ronald Lamok.

ISHA WARKA DAILY NATION.

HALKAAN KA SII AKHRI.