KOLONYO MACAAWINA AH OO GAARTAY…
MACAAWINO GAARTAY WAQOOYI-GALBEED SUURIYA.
(SYRIA)-Kolonyadii ugu horeysay oo sida macaawino loo geynaayo dadka ku waxyeeloobay dhulgariirkii ku dhuftay dalalka Turkiga iyo Suuriya isniintii la soo dhaafay ayaa maanta ka gudbay Waqooyi-Galbeed Suuriya,tirada dadka ku dhintay dhulgariirka ayaa gaaraayo ilaa 20,000-qofood,dadka qaarkood ayaa weli waxa ey ku hoos jiraan burburka dhismayaasha waxaane jiro heer kul aad u qabaw oo dadka samafalayaasha ah culays weyn ku haayo. Lix baabuur oo ah kuwa xamuulka qaada ah ayaa ka gudbay halka loo yaqaano Bab Al-Xilwa una dhexeyso xuduuda Turkiga iyo Suuriya,Baabuurta ayaa waday Teendhooyin iyo waxyaabo loo isticmaalo Fayadhawrka.
ISHA WARKA THE GUARDIAN.