SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

KHILAAF KA TAAGAN QAXOOTI LOO TARXIILAYO DALKA RWANDA.

QAXOOTIGA LOO TARXIILAAYO RWANDA.

(LONDON)-Dalka Ingiriiska waxaa weli uu khilaaf adag ka taagan yahay qaabka dad megangalyo doon ah loogu tarxiilaayo dalka Rwanda ee dhaca Bariga Qaaradda Afrika,arrintaan ayaa soo socotay in mudda ah mana laga gaarin xal waara oo kama dambays ah.Dadka megengalyo doonka ah kuna suga dalka Ingiriiska loona tarxiilaayo dalkaasi Rwanda ayaa waxaa ka mida dad la soo jirdilay waqtigii eey ku soo jireen tahriibka eey ku soo gaareen dalka Ingiriiska, arrintaan tarxiilka ah ayaa waxaa ka horyimid hayadaha u dooda xuquuqul insaanka ee dalkaasi Ingiriiska mana kala cad in arrinkaan uu fuli doono iyo in kale.

ISHA WARKA AA.

HALKAAN KA SII AKHRI.