SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

KENYA:ALSHABAAB OO KU GUUL DARAYSTAY AFDUUB.

(WAJEER):Taliyaha booliska ee degmada Wajeer Hillary Toroitich ayaa xaqiijiyyey inuu jiro isku day afduub la damacsanaay in lagu sameeyo dad ku cibaadaysanaayey Masaajid ku yaalo bartamaha Konto maanta oo ah Isniin(13/12/2021)-ka,taliyaha ayaa intaas raaciyey in isku dayga afduub loo maleeynaayo ineey ahaayeen dagaalyahano ka tirsan kooxda Alshabaab.Hayadaha amaanka ee degmada Wajeer ayaa fashiliyey maanta oo isniin ah isku day afduub eey sameeyeen kooxda alshabaab ayagoo rabay ineey afduubaan Muslimiin cibaadaysanaayey waqtiga salaada Fajar masaajidka Korof Harar ee degamada Wajeer,booliska ayaa sheegay in afduubayashu dhammaayeen lix qofood oo hubaysankana tirsan kooxda alshabaab.ISHA DN.

HALKAAN KA SII AKHRI