SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

KENYA OO XAFIIS KA FURANEYSO SOMALILAND.

WILLIAM RUTO.

(NAIROBI)-Dalka Kenya ayaa diyaarinaayo inuu xafiisyo dibadda uga furo Ergo dhan todobo waane dib u habayntii ugu dambaysay uu sameynaayo Madaxweyne William Ruto. Marka loo fiiriyo fulinta amarka Madaxweyne ee tirsigiiu yahay 1/2023-ka ee ka soo baxay xafiiska Madaxweyne William Ruto Todobadaan Ergo ee cusub ayuu fadhigoodu ahaan doonaa magaalooyinkaā€¯Jabuti,Bern,Arusha,Goma,Jakarta iyo Hargeysaā€¯.Qorshaha Ergooyinka dibadda ee Arusha,Goma iyo Bern waa Ergadii labaad ee loo diro dalalka Tanzania,Jamhuuriyadda Dimuqaraadiga Koongo iyo Switzerland laakinse Ergooyinka cusub ayaa ah kuwa tegi doono dalalka Jamhuuriyadda Jabuuti,Indonisiya iyo Somaliland,waane markii ugu horeysay ey dawladda Kenya Ergo u dirsato dalalkaas seddexda ah,Ergooyinka dibadda u joogo ayaa hadda noqonaayo 66-Ergo marka lagu daro lixdaan cusub,Ergooyinka ayaa horay u ahaay 60-Ergo kaliyah.

ISHA WARKA BUSINESS DAILY.

HALKAANKA SII AKHRI.