KENYA OO LAGU LA’AYAHAY ABASHEEKH.
(SAWIRKA)-MALEESHIYAAD ALSHABAAB AH.
(NAIROBI)-Waxaa bishii Meey-2023-ka Dekeda Muqdisho lagu qabtay hub laga soo raray dalka Shiinaha waxa uuna hubkaan soo maray dekeda Moombaasa ee dalka Kenya,waxaane arrintaan ey lugta la gashay Ganacsade reer Kenya aha asalkiisuna yahay Soomaali lana yiraahdo Zakariye Kamaal Suufi Abasheikh,ninkaan ayaa xabsiga looga sii daayey damaanad waxa uuna dalka Kenya ku joogay Damiin balse warar hadda soo baxay ayaa sheegayo in Abasheekh la la’ayahay ehelkiisuna waxa ey sheegeen ineysan aqoon halka uu cirib iyo jaan.
ISHA/BBC-SOMALI.