SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

KARIIM BENZEMA OO DACWAD LOO HAYSTO.

(ISBAYN):Cayaaryahanka reer Faransa ee asalkiisu yahay dalka Aljeeriya Kariim Benzema ayaa lagu eedeeyey inuu kaalmeyey dembiile in kasto aan lagu cadeeyn weli,Benzema ayaa ka qeybqaatay shirqool lacag looga sameeyn rabay cayaaryahan isaga ku koox ahaay lana yiraahdo”Mathieu Valbuena”.Dacwadda loo haysto Benzema ee ah inuu ku luglahaay handadaad la isku dayey in lacag looga sameeyo cayaaryahan Valbuena ayadoo lagu handadaayo Video-tape oo Galma ah,Valbuena waa 37-jir ahne cayaartooy khadka dhexe hadda uga cayaaro naadiga Olympiacos ee dalka Giriiga.XIGASHO THE GUARDIAN.

HALKAAN KA SII AKHRI.