SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

KANADA:NIN BAXSAD AHAAY OO LA QABTAY.

BAABUURTA GARGAARKA DEG DEGA AH.

(OTTOWA)-Dalka Kanada ayaa waxa la si weydiinaa sida qof gaystay dil lana raadinaayo inuu soo saarto Baasaboor si dhaqsi ah? C/laahi Cismaan ayaa ku eedeysan inuu bishii Meey-2021-kii gaystay dil waxa uuna C/laahi dilay laba wiil oo walaala ah lana kala yiraahdo C/casiis iyo Maxamed C/laahi. Markii la qabanaayey C/laahi Cismaan ayaa ku jiray waqtigii ugu dambeeyey uu u safri lahaay dalka Soomaliya markii eey soo xireen ciidamadda booliska kana soo qabteen irida uu ka dhoofi lahaay. C/laahi ayaa loo haystaa dil dhacay Meey-2021-kii dilkaaso ka dhacay OTTOWA ee dalkaasi Kanada waxaane la dilay laba wiil oo walaala ah C/casiis iyo Maxamed.

ISHA WARKA WAKAALADO.

HALKAAN KA SII AKHRI.