SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

KANADA OO CUNAQABTEYN SAARTAY…

ILAALADA KACAANKA IRAAN.

(CANADA)-Dalka Kanada ayaa cunaqabteyn dheeraad ah waxa uu ku soo rogay shirkado iyo shaqsiyaad reer Iraan ah maanta oo Jimca ah,dadka cunaqabteynta la saaray ayaa waxaa ka mid ah taliyihii hore ee ciidamadda booliska ee magaaladda Caasimadda ah ee Tehran,Taliyaha booliska ayaa lagu arkay goob lagu jimicsado kuna taalo magaaladda Toronto ee dalka Kanada sannadkii 2021-kii. Moretza Talaei ayaa ah Sareeyo Guuto kana tirsanaay Ciidamadda Ilaaladda Kacaanka Iraan(IRGC),waxa uuna horay u soo noqday taliyaha amaanka ee caasimadda Tehran.

ISHA WARKA AA.

HALKAAN KA SII AKHRI.