KANADA-NIN WEERARAY MASJID.
BOOLISKA ONTARIO-KANADA.
(TORONTO)-Ciidamadda dalka Kanada ayaa xiray qof weeraray qof Muslm ah oo ku sugnaay gudaha Masaajid ku yaalo dalka Kanada,booliska ayaa sheegay in shaqsiga gaystay weerarka in lagu tuhmaayo inuu qofka Muslimka ah ku handaday inuu hubaysan yahay,dhacdadaan ayey booliska dalka Kanada ugu yeereen ineey tahay”NACAYB”,qoraal uu soo saaray booliska ayaa lagu sheegay magaca shaqsiga gaystay handadaada iyo da’adiisaba, Masjidka Makhram ayaa lagu wadaa inuu qabto shir jaraa’id maalinta berri ee Isniinta ah.
ISHA WARKA WAKALAD.