SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

KANADA: MACALLIMAD SHAQADA LOOGA ERYEY…

(KANADA):Dalka Kanada ayaa macallimad Muslimad ah waxaa shaqada looga eryey maro eey ku asturato madaxeed gobolka Quebec ee looga hadlo luqadda Faransiiska,sharciga la fuliyey macallimadaan muslimadda ah ayaa ah midaan weli si rasmi la isugu raacin kana dhaqan gelin gobolka Quebec ee dalkaas Kanada.Macallimadda shaqada laga eryey ee la yiraahdo Fatima ayaa waxa u dhigaysay fasalka seddexaad(3)-aad ee dugsiga hoose ee Chelsea kuna yaalo gobolka Quebec.Fatima ayaa ahayd shaqaale rasmi ah ka dib markii laga soo bedelay dugsi ku yaalo galbeedka gobolka Quebec bilo ka hor.ISHA DS

HALKAAN KA SII AKHRI.