QOYS MUSLIM AH DEGANE INGIRIISKA OO…
Waa dhibaato ka jirta wadamadda loo soo qaxay in qofka loo ogolaado inuu xirto dharka uu ku asturaayo jirkiisa taasne eey fareeyso diintiisa waxaane inta badan ka dhacda goobaha waxbarashada in ardayda Muslimiinta ah lagu qasbo ineey soo xirtaan dharka iskoolka kaasoo laga yaabo inuu ka muuqdo jirkooda diin ahaane aan sax ahayn sidaas darteedna aradygii eey soo wajahdo dhibaato dhinaca waxbarashadda ah waalidkiisna lala tiigsado sharciga dalkaas. XIGASHO THE GUARDIAN.