SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

JILL BIDEN OO BOQANAYSA AFRIKA…

JILL BIDEN.

(JOHANNESBURG)-Marwada Madaxweynaha dalka Maraykanka JILL BIDEN ayaa maanta oo Arbaca ah waxa ey gaartay dalka Namibiya oo ah dal dhaca Koonfur Galbeed Afrika,waxaane marwada halkaas uga bilaaban doonto shan maalmood ey booqasho ku joogi doonto Qaarada Afrika. “Isku xirka Dr.Jill Biden ayaa diirada lagu saaraai doonaa awood u siinta dumarka iyo dhallinyarada,juhdigaan ayaa ah mid ku wajahan cunto la’aanta ka jirto Qaarada Afrika iyo gacan ka gaysashada aan kaga qeybgeleyno qiimaha Dimuqaraadiyadda”,sidaas waxaa lagu sheegay qoraal ka soo baxay safaaradda Maraykanka ee dalka Namibiya.

ISHA WARKA AA.

HALKAAN KA SII AKHRI.