SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

SOOOMAALIYA:HANJABAADA QABAA’ILKA IYO DEGENAASHA LA’AANTA.

Dalka soomaaliya waxaa waqtigaan la joogo ka taagan jahwareer siyaasadeed iyo ismariwaa dhinaca doorashadda ah,DFS waxa eey sameeysay gudiyo doorasho iyo mid khilaafadka ah waxaane gudiyadaan ka biyo diiday musharixiinta xilka madaxweynaha kuwaaso ku bahoobay magaca ah MIDAWGA MUSHARIXIINTA,waxaane dhacday maalmihii la soo dhaafay in DFS iyo seddex DGoboleed oo ayada gacan saar la leh isla garteen in la bilaabo lana gudagalo doorashadda Senatarada aqalka Sare waxaane arrintaan soo fargeliyey wakiilka xoghayaha guud ee QM Mr.JAMES waxa eeyna u muuqataa ineey tahay mid dhicisawday oo aan qabsoomin,hadaba wargayska Global Risk Insights ayaa wax ka qoray xaalka soomaaliya ee maanta waxa uuna sheegay wargayska in hanjabaada qabaa’ilka sababi karto deganasha la’aan. XIGASHO GLOBAL RISK INSIGHTS.

HALKAAN KA AKHRISO.