SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

JAWHAR: DUQEYN CULUS OO KA SOCOTA MAHADAAY.

(SAWIRKA)-MALEESHIYAADKA KOOXDA ALSHABAAB.

(JAWHAR)-Wararka ka imaanayo Gobolka Shabeeladda Dhexe ayaa sheegayo in koox ka tirsan Alshabaab laguna sheegay intaradooda iney dhan tahay ilaa boqol maleeshiyo iney ku go’odoonsan yihiin dhulka hawdka ah ee u dhexeeyo Mahadaay iyo Fooldheer kana kala tirsan Hiiraan iyo Shabeeladda Dhexe. maleeshiyaadkan ayaa la sheegay iney u socdeen iney kala jaraan isu socodka degaanada laga saaray kooxda balse waxaa arrintaas ka hortegay ciidamadda XDS iyo xoogaga degaanka oo iskaashanayo waxaane hadda ku socoto duqeyn xoogan oo looga takhalusaayo kooxdii soo gashay degaanka kuwaaso aan helin wax biyo iyo baad ah amaba saanad ciidan ah.

ISHA/CAASIMADDA.

HALKAN KA SI AKHRISO.