SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

JARMALKA OO XABSIGA DHIGAY…

GOOBTA DEMBIGA KA DHACAY.

(BERLIN)-Gudaha dalka Jarmalka nin ayaa loo xiray weerar mindi loo adeegsaday oo ka dhacay goob lagu jimicsado oo ku taalo galbeedka dalka Jarmalka,weerarkaas ayaa waxaa lagu dhaawacay afar qofood sidoo kale shaqsigaan xabsiga loo taxaabay ayaa ah nin lagu tuhmaayo amaba ku edeysan weerar kale oo loo adeegsaday mindi si xunna loogu dhaawacay dad shacab ah horaantii bishaan Abriil-2023-ka,sidaas waxaa sheegay garsoorayaasha dalka Jarmalka maanta oo Khamiis ah.

ISHA WARKA AP.

HALKAAN KA SII AKHRI.