SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

JARMALKA OO KORDHIYEY DHAQAALAHA KU BAXO…

(SAWIRKA)-HUBKA ISRA’IIL LOO DIRO.

(BERLIN)-Dalka Jarmalka ayaa si aad ah waxa uu kor ugu qaaday hubka uu u diraayo Isra’iil sidaas waxaa sheegtay warbaahinta maanta oo Arbaca ah(8/11/23)-ka. Xukuumadda Jarmalka ayaa ogolaatay in Isra’iil loo diro hub uu qiimihiisu ku kacaay 303-Milyan oo Yuuro una dhiganta $323-Milyan oo doolarka Maraykanka ah ilaa horaantii bishaan Noofembar-2023-ka,dhaqaalaha sannadkaan 2023-ka ku baxay hubka loo diraayo Isra’iil ayaa ah toban laabka hubkii Isra’iil loo diray sannadkii hore 2022-ka,waxaane sannadkii tegay 2022-ka hubka Isra’iil loo diray ku baxday dhaqaale dhan 32-Milyan oo Yuuro ah una dhganta $34,252.800, oo doolarka Maraykanka ah sida laga soo xigtay Wasiirka Dhaqaalaha dalka Jarmalka.

ISHA/AA.

HALKAN KA SI AKHRISO.