SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

Faransiiska oo cadaadis saaray hayad samafal oo Muslim ah.

Aasaasaha mid ka mida hayaddaha samafalka Muslimiinta tan ugu weyn kana jirta dalka Faransiiska lana yiraahdo Baraka City ayaa sheegay maanta oo Arbaca ah in isaga iyo kooxdiisa danaynayaan ineey magangalyo weydiistaan dalka Turkiga si eey halkaas uga sii wadaan hawshoodii samafalka. Idris Sihammedi ayaa sheegay in dawladda Faransiiska go’aansatay ineey cadaadis saarto hayadda samafalka Muslimiinta leeyihiin tan ugu weyn ee ka jirta dalka Faransiiska,hayadaas ayaa kaalmo gaarsiisa dad ku dhaw laba milyan oo qofood kuna kala nool dalal dhan lix iyo labaatan dal.XIGASHO DAILY SABAH.

RIIX HALKAAN.