SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

IVORY COAST OO KA BILAABATAY MAXKAMAD.

CAASIMADDA ABIDJAN.

(KIGALI)-Maxkamad ayaa la soo taagay 18-qofood oo ku edeysan ineey masuul ka ahaayeen weerar dhacay Maarso-2016-kii,weerarka ayaa waxa uu ka dhacay xeebta “GRAND BASSAM” ee dalka IVORY COAST dacwada ayaa ka bilaabatay magaaladda caasimadda ah ee Abidjan shalay oo Kahmiis ahayd sida ey ku soo warameen warbaahinta gudaha ee dalkaasi Ivory Coast. Ugu yaraan 19-qofood ey ku jiraan seddex askeri ayaa lagu dilay ka dib markii ey argagixisada rasaas ku fureen dad ku sugnaay goob lagu raaxeysto kuna taalo xeebta taaso caasimadda u jirto masaafo dhan 40-kiilomitir,masuuliyadda weerarka ayaa waxaa sheegtay kooxda Alqaacidada ka hawgasha Maqrib(AQIM).

ISHA WARKA AA.

HALKAAN KA SII AKHRI.