SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

ITOOBIYA OO WADA HADAL LA FURAYSO..

GUDAHA ADDIS ABABA.

(ADDIS ABABA)-Xukuumadda Itoobiya ayaa maanta magacawday gudi wada hadal la furo jabhadda TPLF-ta,gudigaan ka socdo xukuumadda Itoobiya ayaa waxaa hogaminaayo Raysal wasaare ku xigeenka isla markaasne ah Wasiirka Arrimaha Dibadda Itoobiya Demeke Mekonnen,waxaane gudigaan lagu dhawaaqay galabnimadii shalay oo Isniin ahayd.Gudiga eey magacawday xukuumadda Itoobiya ayaa ka kooban wasiirka cadaaladda Gedion Timotheos,Madax sirdoonka Temesgan Tiruneh,Safiiradda Xasan C/qaadir iyo Ridwaan Xuseen,G/Sare.Berhano Bekele,Getachew iyo Jenber.

ISHA WARKA AA.

HALKAAN KA SII AKHRI.