SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

ITOOBIYA OO LAGA SAARAY URURKA(AGOA).

(Nayroobi):Dalka Itoobiya ayaa sheegay inuusan ku faraxsaneeyn go’aanka uu qaaray dalka Maraykanka kuna sabsan in dalka Itoobiya laga saaro ka sii mid ahaanshaha ururuka(African Growth and Opportunity Act) kaasoo dalalka afrikada bariga Itoobiyana ka midka tahay in baceecadahooda dalka Maraykanka ku yimaadiin canshuur la’aan.Qoraal shalay oo Isniin ahayd ka soo baxay wasaaradda Ganacsiga dalka Itoobiya ayaa lagu sheegay in Itoobiya aysan ku faraxsaneeyn go’aanka uu Maraykanku gaaray 23/12/2021-ka kaaso Itoobiya ka saaraayey ururka(AGOA) oo una sahlaayey amaba shrci uga dhigaayey in Itoobiya badeecadda ka timaado aan laga qaadin canshuur, sababta keentay in Itoobiya laga saaro ururkaan ayaa lagu sheegay ineey tahay arrin la xiriirta dagaalka Tigray gabood falkii eey ka sameeysay.ISHA AP.

HALKAAN KA SII AKHRI.