SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

ITOOBIYA OO CODSATAY IN IGAD SHIR ISUGU TIMAAD.

(SAWIRKA)-IGAD.

(MUQDISHO)-Wararka laga helaayo dalka Itoobiya ayaa sheegaayo in dalka Itoobiya uu codsi deg deg ah u diray Gudoonka Urur Goboleedka IGAD ee ah dalka Jabuuti,ujeedka codsiga waqtigaan ayaa lagu sheegay in Itoobiya uu xaalku ku xun yahay gaara ahaan heshiiskii xaaraanta ahaay ey la saxiixatay Somaliland. 18-kii bishii dhammaatay ee Janaayo ayaa shir ey codsatay Soomaaliya waxaa lagu qabtay caasimadda dalka Ugandha ee Kampala, dalka itoobiya waa uu diiday inuu shirkaas IGAD ka qeybgalo waayo Ajandaha shirka ayaa ahaay in laga hadlo xiisadda ka dhex taagan Soomaaliya iyo Itoobiya kuna saabsan Heshiiskii xaaraanta ahaay ey kala saxiixdeen Somaliland iyo Itoobiya. Dalka Jabuuti oo hadda ah hogaanka IGAD ayaa la sheegaya inuusan weli ka soo jawaabin codsiga dawladda Itoobiya ee ah in IGAD isugu timaado shir deg deg ah.

ISHA/CAASIMADDA.

HALKAN KA SI AKHRISO.