SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

ITOOBIYA OO BILAWDAY MAR KALE INEEY….

BIYA XIREENKA ITOOBIYA.

(ADDIS ABABA)-Dalka Itoobiya ayaa waxa uu weli wadaa dhisidda Biya Xireenka ugu weyn Qaaradda Afrika si eey uga dhaliyaan Koronto dalka Itoobiya oo dhan laga istcmaalo,samaynta Biya Xireenkaan ayaa waxaa dhashay muran weli taagan una dhexeeyo dalalka Masar,Sudaan iyo Itoobiya muranka ayaa gaaray Golaha Amaanka Qaramada Midoobay welina lagama gaarin go’aan kama dambays ah,hadaba dalka Itoobiya ayaa maanta oo khamiis ah bilaabay inuu hawlgeliyo biya xireenka qeybtisii labaad kaaso ah xarun laga dhalin karo koronto qiimaheeda lagu sheegay shan milyan oo doolarka Maraykanka ah.

ISHA WARKA AA.

HALKAAN KA SII AKHRI.