SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

ISRAEL OO U YEERTAY SAFIIRKA AUSTRALIA.

ISRAEL.

(ANKARA)-Wwasaaradda Arrimaha Dibadda Israel ayaa u yeertay safiirka Australia u fadhiyo Tel Aviv maanta oo Talaada ah ka dib markii dawladda Australia ka noqotay ineey Qudus u aqoonsato caasimadda Israel sida laga soo xigtay warbaahinta Israel,waxaane hadlkaasi xaqiijiyey raadiyaha eey leeyihiin ciidamadda Israel oo sheegay in Wasaaradda Arrimaha Dibadda Israel u yeertay safiirka Australia Paul Griffiths si wax looga weydiiyo go’aanka dalkiisa dib uga laabtay in Qudus tahay caasimadda Israel.

ISHA WARKA AA.

HALKAAN KA SII AKHRI.