SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

ISRAEL OO DISHAY CARUUR REER FALASTIIN AH.

QOYS REER FALASTIIN AH OO LA DILAY WIILKOODA OO SAQIIR AH.

(NAILIS)-Dhulka reer Falastiin ee Israel xooga ku haysato waxaa weli ka socdo dagaalo u dhexeeyo Falastiiniyiinta iyo ciidamadda Israel,dagaalkan ayaa la kowsaday sannadkan-2023-ka,inta badan dad reer Falastiin ey dileen ciidamada Israel ayaa ah kuwa is-hortaagay in ciidamdu galaan xerooyinka Qaxootiga ee reer Falastiin kuna kala yaalo Janiin, Nabilis Daanta Galbeed ee marinka Gaza. Ciidamada Israel oo adeegsanaayo diyaaradaha dagaalka ayaa weerara goobaha ey ku tuhmaayaan in Muqaawamadda reer Falastiin ku sugan yihiin,Israa’iliyinta la soo dejiyey dhulka Falastiin ayaa ah kuwa ugu xun ey is fara saaraan shacabka reer Falastiin.

ISHA WARKA SBM.

HALKAAN KA SII AKHRI.