ISMIIDAAMIN KA DHACDAY MASAAJID KU…
MASAAJIDKA LA QARXIYEY.
(PAKISTAN)-Ugu yaraan 44-qofood uu ku jiro askeri boolis ah ayaa lagu dilay waxaane lagu dhaawacay 150-qofood oo kale koonfur-galbeed dalka Pakistan maanta oo Isniin ah ka dib markii qof lagu tuhmaayo inuu xirnaay waxyaabaha qarxa uu isku dhex qarxiyey Masaajid waqti la dukanaayey salaadii Casir,Masaajidka la weeraray ayaa waxa uu ku dhex yaal goob ey degan yihiin ciidamadda booliska dalka Pakistan,sidaas waxaa wada sheegay xukuumadda Pakistan iyo warbaahinta maxaliga ah.
ISHA WARKA AA.