SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

ISBAHAYSIGA SEDDEX GEESOODKA AH EE BARIGA AFRIKA….

Dawladaha Itoobiya,Eritereeya iyo Soomaliya ayaa seddex sano ka hor waxa eey magaaladda Asmara ee dalka Eritereeya ku gaareen heshiis dhigaayo ineey iska kaashadaan dhinaca amniga heshiiskaan ayaa waxa aabe u ahaay amaba ka dambeeyey madaxweynaha Eritereeya Afawerke oo ah nin kaligii taliya ah dalkiisana ka gooyey caalamka intiisa kale isla markaasne danaynaayo inuu soomaaliya iyo Itoobiya ka yeelo dalal eey ka taliyaan madax kali talis ah waane mida sababtay in dagaal ka qarxo gobolka Tigray iyo in ciidmadda xooga dalka soomaaliyeed soo galaan caasimadda Muqdisho si eey u hor istaagaan waqtiga baarlamaanka u kordhiyey madaxweynaha uu dhammaaday xilkiisa ee Frmaajo.Isbahaysigaan ayaa sababay waxyaabo badan oo aan weli dhammaan sida dhulalka eey isku haystaan Itoobiya iyo suudaan,biya xireenka itoobiya oo xaalkiisu maraayo meel halis ah ka dib markii golaha amaanka diideen ineey soo fara geliyaan.XIGASHO ALJAZEERA.

RIIX HALKAAN.