SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

IRAAN: XUKUN DIL OO LA FULIYEY.

CALI-REZ

(TEHRAN)-Wasiirkii hore ee difaac ee dalka Iraan Cali-reza Akbari ayaa la daldalay subaxanimadii hore maanta oo Sabti ah ka dib markii maalmo ka hor maxakmad ey ku xukuntay dil toogasha ah,Cali-reza ayaa ku eedeysnaay inuu basaas u ahaay dalka Ingiriiska. Wakaaladda Wararka u faafiso hayadaha cadaaladda ee dalka Iraan ee MIZAN NEWS AGENCY ayaa sheegtay in Akbari oo haystay dhalashada labada dal Iraan iyo Ingiriiska la dilay ka dib markii uu sameeyey Musuq dhulka guudkiisa ah,dilkaan Akbari ayaa waxaa ka dhalan kara talaabooyin lidi ku ah dalka Iraan gudaha iyo dibadda.

ISHA AA.

HALKAAN KA SII AKHRI.