SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

IRAAN OO U YEERTAY…

SAWIRKA MAHSA AMINI.

(IRAN)-Wasaaradda Arrimaha dibadda dalka Iraan ayaa u yeertay safiirka dalka Switzerland ee fadhigiisu yahay magaaladda Tehran sabab la xiriirto sawirka uu dhigay baraha bulshada kaaso ku saabsanay banaanbaxyadii ka dhashay Mahsa Amin oo ku geeriyootay xabsi ey iska leeyihiin ciidamadda Anshaxa ee dalka Iraan,sidaas waxaa laga soo xigtay warbaahinta maxaliga ah ee dalka Iraan. Dalka Iraan ayaa ah dal eysan isku fiicnayn dalalka reer Galbeedka iyo dalka Maraykanka sabab ku saabsan hubka Nukliyeerka dalka Iraan samaysanaayo iyo cabsida uu reer galbeedku ka qabo in Iraan weerarto dalka Israel.

ISHA WARKA AP.

HALKAAN KA SII AKHRISO.