SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

IRAAN OO U HANJABTAY ISRA’IIL.

(SAWIRKA)-RAMADAAN SHARIIF AFHAYEENKA ILAALADA KACAANKA IRAAN.

(TEHRAN)-Magaaladda Gaza ayaa ah magaalo ey hawada ka qariyeen diyaaradaha dagaalka dalka Isra’iil,dagaalkan ayaa soo bilawday 7/10/23-ka waxa uuna hadda galay todobaadkiisii seddexaad waxaane korortay tirada dhimashada iyo dhaawaca soo gaaray dad reer Gaza,hadab afhayeenka Ciidamadda Ilaaladda dalka Iraan Ramadaan Shariif ayaa maanta oo sabti ah sheegay in dagaalka Gaza uu hadda ku sii siqaayo inuu noqdo mid ku bahaayo gobolka oo dhan waayo waxaa socdo ciribtir dadka reer Falastiin. Dagaalkan Gaza ka socdo ayey dadku saadalinayaan in Iraan dhinac ka noqon doonto haddii dagaalku ku baaho Libnaan iyo Suriya.

ISHA/ARABIC.

HALKAN KA SI AKHRISO.