SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

IRAAN OO LA SAARAY CUNAQABATEYN…

MIDAWGA YURUB.

(ISTANBUL)-Wasaaradaha Arrimaha Dibadda ee Midawga Yurub ayaa gudbiyey cunaqabateyn cusub oo la saaraayo dalka Iraan sidaas waxaa oo Isniin shalay ahayd sheegay dalka Sweden oo hadda ah Madaxweynaha Golaha Midawga Yurub. Maanta oo Talaada ahne Golaha Arrimaha Dibadda Midawga yurub siyaasiyiinta ugu sareeyo ayaa gaaray go’aan ah in cunaqabateynta cusub ee la saaray dalka Iraan lagu bartilmaameedsado kuwa wada dilka iyo xariga dadka sameynaayo banaanbaxa nabadeed ee looga soo horjeedo xukuumadda Iraan,sidaas waxaa lagu qoray barta Twitter-ka ee Madaxweynaha Golaha Midawga Yurub.

ISHA WARKA AA.

HALKAAN KA SII AKHRI.