SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

(IOM) OO SHEEGTAY IN 327-QOFOOD KU DHINTEEN…

TAHRIIBAYAAL SAARAN DOON.

(TRIPOLI)-Cadaadiska isku dayashada,Jamashada in Qaaradda Yurub ka jirto nolol fiican iyo Niyad jabka aan Leexleexadka lahayn intuba waxa ey Maxamed Cali ku qasbeen inuu raaco Doon buux dhaaftay bishii ina soo dhaaftay safarkaaso ahaay kii ugu xumaay uguna khatarta badnaay adduunka ey sameeyan kuwa ku tahriibaayo Badda. Nasiib darro Maxamed Cali waa 21-jir aan wax guul ah ka gaarin halkii uu ku socday,doonta uu saarnaay waa ey gadoonta culays dartiis gudaha biyo aad u xun ee xeebta badda Miditereniyanka,waxyar uun ka dib markii ey doonta ka dhaqaaqday xeebta Benghazi ee dalka Libiya una jihaysatay dalka Talyaaniga,Cali iyo dad fara badan oo kale waa ey geeriyoodeen,Rajadii iyo Riyadii Cali lahaay biyaha ayuu kula Haftay.

ISHA WARKA AA.

HALKAAN KA SII AKHRI.