SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

INQILAAB DHICISOOBAY OO KA DHACAY DALKA SUUDAAN.

(KHARTUUM):Dalka Suudaan waxaa maanta ka dhacay inqilaab dhicisoobay inqilaabkaan ayaa waxa hogaaminaayey saraakiil ka tirsan ciidamadda qalabka sida ee dalkaas Suudaan mana la soo sheegin ilaa hadda cid ku dhimatay amaba ku dhaawacantay inqilaabkaas dhicisoobay.RW-raha dalka Suudaan Cabdalla Xamduuk oo ka hadlay Tv-ga dalka Suudaan ayaa sheegay in inqilaabku ahaay mid si heer saraha looga soo agaasimay gudaha dalka iyo dibadiisaba mana sheegin raysal wasaaraha cidda soo agaasintay inqilaabkaan dhicsoobay maanta oo Talaada ah(21/9/2021)-ka,wararka qaara ayaa sheegaayo in saraakiisha ka dambaysay inqilaabka dicisoobay yihiin kuwii la shaqeeyn jiray madaxweynihii hore ee dalka Suudaan Cumar Al-Bashiir kaaso hadda ah maxakamd suge u xiran maxkamadda qaada dembiyadda dagaalka(ICC).XIGASHO WAKAALADAHA.

KA SI AKHRI HALKAN.