INJINEER SOOMAALI AH OO LAGU LA’A YAHAY GUDAHA DALKA KENYA.
Eng.Bashiir waa 36-jir soomaali ameerikaan ah kuna takhasusay dhismaha,Bashiir ayaa waxa uu dawladda kenya la galay heshiis mashruuc dhismo oo laga dhisaayo halka loo yaqaano Kisuma,waxa la yaabka leh ee arrintaan ayaa ah in Eng.Bashiir baabuurkisa oo dambasta noqday laga helay meel kayma ah marka aad aragtid muuqaalka baabuurka waxa kuula muuqanayaa baabuur lagu xiray waxyabaha qarxa waxaa ka badqaba oo kaliyah haykalkii gaariga intii kale waa eey wada gubteen,ciidamadda baara demiyadda ee dalka ayaa waxa eey dawladda maraykanka ka codasdeen laga kaalmeeyo arrintaan so loo ogaado sida wax u dheceen. Eng.Bashiir ayaa waxa uu ka soo jeedaa Degmada Beled Xaawo ee gobolka Gedo,waxa uuna wax ku soo bartay dalka Maraykanka gaar ahaan gobolka OHIO.XIGASHO STAR.