SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

IMISE HORJOOGE AYAA LAGA DILAY ALSHABAAB?

(SAWIRKA)-CIIDAMADDA XOOGA DALKA SOOMAALIYEED.

(MUQDISHO)-Dawlad Goboleedyada G/Mudug iyo H/shabeele waxaa weli si xawli ah uga socdo wejigii koobaad ee la dagaalanka kooxda Alshabaab,dagaalkan ayaa waxaa iclaamiyey MW-Xasan Sheekh Maxamuud isaga ayaana hadda dagaaka ka hogaaminaayo caasimadda Dawlad Goboleedka G/Mudug ee Dh/mareeb. MW-Xasan Sheekh oo kaashanaayo saraakiisha CXDS iyo Odayaasha dhaqanka degaanadda uu dagaalku socdo ayaa si wadajir ula dagaalamaayo kooxda Alshabaab oo hadda u muuqato mid uu sii dhacaayo gabalkoodii. Dawlad Goboleedka G/Mudug ayey kooxda Alshabaab kaga sugan tahay oo kaliyah degmada C/buur iyo tuulooyin hoostaga,Galhareeri halka koonfurta Mudug kooxda Alshabaab laga soo sifeeyey waxa eyna ku hareen degaanka Shabeelaw iyo tuulooyin hoos yimaado,hadab dagaalka lagula jiro kooxda Alshabaab ayey kooxdu ku weysay horjoogayaal iyo rag kooxda ey ku dhaadanaysay in muddo ah,waa kuwee horjoogayaasha la dilay ama la dhaawacay, waase kuwee kuwa ilaa hadda isa soo dhiibay,kuweese ku maqan baxsad?.

ISHA/SHABEELE.

HALKAN KA SI AKHRISO.