IMAARAATKA CARABTA OO BILAWDAY HADAF EEY ETHIOPIA IYO SUDAN UGU QEYBINAYSO AL-FASHAQ.
Masuul sare oo ka tirsan dawladda Suudaan ayaa waxa uu ka horyimid hindisa bilaw ah eey dawaladda Imaaraatka Carabta rabtay ineey ku qeybiso dhulka eey isku muransan yihiin dalalka Suudaan iyo Itoobiya ee loo yaqaano Al-Fashaq. “Imaaraatka Carabta waxa eey doonaysaa ineey qeybiso dhulkeeyna anaguna taas ma aqbali karno” sidaas waxaa wargayska SUDAN TRIBUNE u sheegay Malik Agar oo xubin ka ah golaha dawladnimada Suudaan iyo garabka -N ee jabhadda SPLM hogaankeeda.XIGASHO SUDANTRIBUNE.