ILHAN CUMAR OO LAGA SAARAY GUDIGA…
ILHAN CUMAR.
(WASHINGTON)-Aqalka koongareeska dalka Maraykanka ayaa maanta oo Khamiis ah 2/2/23-ka u codeeyey in Xildhibaanad Ilhan Cumar oo xubin ka ahayd Gudiga Arrimaha Dibadda ee Koongareeska Maraykanka in laga saaro gudigaas gebi ahaan halkaasne ey ku weyso Ilhan Cumar xubinimadii udigaas Arrimaha Dibadda. Xisbiga Jamhuuriga ee dalka Maraykanka oo hadda ah kan hogaaminaayo Koongareeska Maraykanka ayaa cod aqlabiyad ah ugu codeeyey in Ilhan Cumar laga saaro Gudiga Arrimaha Dibadda ee aqalka koongareeska Maraykanka,arrintaan ayaa daba socoto dooda ku saabsan Yahuuda weerareyso dhulka Falastiin.
ISHA WARKA AA.