SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

ILAALADDA XABSIYADDA LIIBIYA OO LAGU….

Dalka Liibiya waxaa ka jiro waxyaaba ka baxasn bani’aadamnimadda, Magefe waxa uu ka mid yahay dadka sida xun u dhibaateeyo dadka raba ineey ka tahriibaan dalka Liibiya si eey u galaan dalalka Yurub,waxaane dhacday in ciidamadaas dalkaas Liibiya ineey soo dabdaaiyeen tahriibayaal fara badan oo ku jiray gacanta Magafe waxaane dadkaas loo soo gudbiyaa xabsiga loo yaqaano Shara Al-zawiya waxa uuna ku yaalaa caasimadda Tripoli.

Geber 17-jir ah una dhalatay dalka soomaaliya aane la sheegin magaceeda kana mid ahayd dadkii laga soo badbaadiyey Magefe laguna xiray xabsiga Al-Zawiya ayaa u warantay wakaaladda wararka ee AP,waxa eeyna gebertaas sheegtay in ilaaladda xabsiga Al-zawiya kula kaceen fara xumeeyn ayada iyo afar gebdhood oo kale una dhashay soomaaliya da’adooduna ka yar tahay labaatan sano(Teenagers) ka dib markii eey ilaaladda ka codsadeen in laga sii daayo xabsiga Al-zawiya. XIGASHO AP.

RIIX HALKAAN.