SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

HUMAN RIGHTS WATCH OO EDEYN U SOO…

DOON SIDA TAHRIIBAYAAL.

(QAHIRA)-Hayadda u dooda xuquuqda bani’aadamka ee loo yaqaano HUMAN RIGHTS WATCH ayaa shalay oo Isniin ahayd waxa ey eedeyn u soo jeedisay hayadda Qaaradda Yurub u qaabilsan ilaalada xuduudada badaha iyo berriga loona soo yaqaano FRONTEX ka dib markii ey hayadaan ku kacday ficilo liddi ku ah dadka Muhaajiriinta ah ee ka soo baxa xeebaha dalka Liibiya. Hayadda Frontex ayaa ilaaladda xeebaha dalka Liibiya u ogolaatay ineey joojiyaan doomaha ey saaran yihiin dadka muhaajiriinta ah ee ka soo baqoolay xeebaha dalkaasi Liibiya si ey u gaaraan koonfurta Qaaradda Yurub.

ISHA WARKA AP.

HALKAAN KA SII AKHRI.