SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

HOOYO KU DHEX DHIMATAY….

HELEN RHODES IYO QOYSKEEDA.

(LONDON)-”HELEN RHODES WAXA EEY AHAYD HOOYO U GO’ODAY HOOYONIMO WAXAA KALOO EEY AHAYD HELEN RHODES XABAGTA ISU HAYSA QOYSKEEDA” sidaas waxaa sheegtay haweeneey la saaxib ah Helen Rhodes.Hooyo Helen Rhodes ayaa ku hor dhimatay caruurteeda iyo odaygeeda ka dib markii eey timid arrin aan laga jawaabi karin ayagoo ku guda jiray safarkoodii ka soo bilaawady Hon kong kuna dhamaanaayey dalka Ingiriisaka.Helen Rhodes ayaa u socotay dalka Ingiriiska ayadoo eey la socdaan odaygeeda iyo caruurteeda, waxa eeyna Helen ku nooleed qurbaha muddo dhan shan iyo toban sano waxa eeyna ku dhex dhimatay diyaaradii u wady dalka Ingiriiska.

ISHA WARKA THE GUARDIAN.

HALKAAN KA SII AKHRI.