SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

HOLLAND OO XABSIGA U TAXAABTAY NIN QEYB KA AHAAY..

(HOLLAND)-Dalka Holland ayaa waxa uu xabsiga u taxaabay nin reer Rwanda ah kaaso laga soo codasay ineey u soo gacangeliyaan xukuumadda Rwanda,ninkaan reer Rwanda ah ayaa loo haystaa inuu qeyb ka ahaay xasuuqii ka dhacay dalkaas Rwanda sannadkii 1994-tii sidaas waxaa maanta shegtay xeer ilaalinta dalka Holland. 65-jirkaan reer Rwanda ah ee aan la sheegin magaciisa ayaa ku noolaay dalka Holland tan iyo markii loo aqoonsaday inuu yahay qaxooti sannadkii 1999-kii,ninkaan ayaa xabsiga la dhigay maalintii Arbcada(11/5/22)-ka gaar ahaan waxaa lagu xiray magaaladda Ermelo oo 44-Mile(70-KM) u jirto magaaladda caasimadda ah ee AMSTERDAM.

XIGASHO THE GUARDIAN.

HALKAAN KA SII AKHRISO.