SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

HOLLAND MA EEDI DOONTAA KITAABKA LAGU GUBAY?

(SAWIRKA)-NINKA HOLLAND KU GUBAY KITAABKA QURAANKA KARIIMKA AH.

(HOLLAND)-Waxaa soo badanaayo dalalka Yurub ka tirsan oo dadkoodu ey gubayaan Kitaabka Quraanka Kariimka ah,horay waxa aan ula soconay in Kitaabka Quraanka Kariimka ah lagu Gubay dalalka Sweden iyo Debmark hadda waxaa dalalkaasi ku soo biiray dalka Holland oo dad Xagjir ah ey bilaabeen iney gubaan Kitaabka Quraanka Kariimka ah. Shalay oo Jimca ahayd ayaa mar seddexaad waxaa Kitaabka Quraanka Kariimka ah lagu Gubay dalka Sweden waxaane Gubay isla shaqsigii Kitaabka horay u gubay kana soo jeedaya dalka Ciraaq lana yiraahdo Salwan Mumaki,lakinse shalay waxaa Sweden ka dhacday arrin la yaab keentay ka dib markii hawey cadaan ah ey weerartay goobtii lagu gubaayey Kitaabka Quraanka Kariimka ka dibne ey demisay dabki,booliska ilaalinaayey ninka gubaayey Kitaabka ayaan qabtay haweynidii.

ISHA/HARAWE ONLINE.

HALKAN KA SI AKHRISO.