SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

HOGAAMIYIHII DAACISH OO LA DILAY.

KOOXDA DAACISH.

(BEIRUT)-Hogaamiyihii kooxda Daacish Abu Xasan Al-Haashim Al-Qurashi ayaa lagu dilay dagaal dhacay dhawaan,sidaas waxaa sheegay afhayeenka kooxda Daacish oo soo duubay cod lana dhegaystay shalay oo Arbaca ahayd,afhayeenka kooxda Daacish ayaan bixin wax faahfaahin ah kuna saabsan dhimashada hogaamiyahooda Al-Qurashi. Ciidamadda Maraykanka kuna sugan Bariga Dhexe(Centcom) ayaa waxa ey sheegeen iney dileen Al-Qurashi bishii Oktoobar-2022-ka,waane hogaamiyhii labaad ee ka tirsan kooxda Daacish ee la dilay tan iyo markii ey kooxda Daacish bilawday dagaalka gaadmada ah.

ISHA WARKA AP.

HALKAAN KA SII AKHRI.