SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

HIIRAAN: LIX HORJOOGE OO ALSHABAAB AH OO LA DIALY.

(SAWIRKA)-DHISMAHA HAYADDA NISA.

(MUQDISHODEG DEG: Hayadda Sirdoonka Qaranka ee NISA war ey soo saartay Goor Dhaw ayey kaga hadashay weerar Qorsheysan oo lagu qaaday kooxda Alshabaab Horjoogayaal ka tirsan,weerarkaan ayaa waxaa iska kaashaday hayadda NISA iyo saaxibadda caalamka ee Soomaaliya ka kaalmeeyo la dagaalanka Alshabaab. War saxaafadeed ka soo baxay hayadda NISA ayaa lagu sheegay in hawlgalkaasi barakaysnaay laga fuliyey Buq-Aqable ee ka tirsan Gobolka Hiiraan,hayadda NISA ayaa sidoo waxa ey shaacisay magacyadda Horjoogayaasha lagu dilay weerakasi Barakaysnaay,lixda Horjooge ee weerarkaasi lagu dilay ayaa kala ahaay”Macallin Aadan Fanax,Macallin Yaasir,Cismaan Cali Cabdi(Caanooy),Buulle Kabey,Maxamed Abukar iyo C/salaan”.

ISHA WARKA/CAASIMADDA.

HALKAN KA SI AKHRISO.