HAYADO SAMAFAL OO DIGNIIN U DIRAY…
WAXYEELADA ABAARAHA GEESKA AFRIKA.
(UK)-Dalka Ingiriiska ayaa si deg deg ah looga baahan yahay inuu sameeyo bixinta kaalmo ey u baahan yihiin dad dhan 28-Milyan qofood ey abaartu ku saameysay dalalka Soomaaliya,Kenya iyo Itoobiya. Laba xoghaye oo hore ee qaabilsanaay horumarinta caalamiga ah iyo madaxda 14-hayadood oo samafal ah ayaa si wadajir ah waxa ey warqad digniin ah ugu direen Reysal Wsaaaraha Ingiriiska Rishi Sunak,waxa eyna qoraalkooda Raysal Wasaaraha ugu sheegeen in 36-Sekenba uu hal qof gaajo ugu geeriyoodo seddexdaas dal.
ISHA WARKA THE GUARDIAN.