SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

HAYADDA UNICEF OO BAAQ U DIRTAY…

CARUURTA IYO CUDURKA DAACUUN CALOOLKA.

(KIGALI)-Cudurka Daacuun Caloolka ayaa waxa uu ka dilaacay wadamadda Bariga iyo Koonfurta Qaaradda Afrika,mana aha oo kaliyah waa dilaacay cudurka ee waa mid loo baahan yahay gargaar deg deg ah sidaas waxaa sheegtay hayadda Qaramada Midoobay u qaabilsan Caruurta ee UNICEF maanta oo Arbaca ah. Qoraal ey soo saartay hayadda UNICEF ayey ku baaqday in la sameeyo yabooh is bed bedeli karo si loo kaalmeeyo goobaha uu ka dilaacay cudurka Daacuun Caloolka mana aha oo kaliyah ka hortag loo sameynaayo Caruurta iyo Bulshada laakin waa soo jeedin qorshe in badan soo laalabanayo oo lagu difaacaayo mustaqbalka Caruurta.

ISHA WARKA AA.

HALKAAN KA SII AKHRI.