SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

HAYADDA QAXOOTI CAALAMKA OO KA HADASHAY…

MADAXA UNHCR.

(UN)-”Waa taariikh xusid mudan la yaabne ah”waxaa caalamka loogu baaqayaa inuu qaado talaabo deg deg ah kana qaado waxyaabaha eey sababeen isk hor imaadyada saxariirta iyo dhibaatada cimiladu keentay sidaa waxaa yiri madaxda hayadda qaxootiga. Hayadda qaramada midoobay u qaabilsan qaxootiga(UNHCR) ayaa sheegtay tirada barakacayasha adduunka ineey si xawli ah u kordhayaan ayana tiradoodu dhaaftay 100-milyan waana markii ugu horeesay eey dhacdo arrintaan waxaane lagu sifeeyey”TAARIIKH XUSID MUDAN LA YAABNE AH”. Madaxa hayadda qaramada midoobay u qaabilsan qaxootiga(UNHCR) Mr.FILLIPO GRANDI ayaa sheegay ineey tahay wax laga naxo tirada kororta ee barakacaaysha adduunka waxa uuna beesha caalamka u diray baaq uu ugu sheegaayo in loo baahan yahay in la qaado talaabo ku wajahan sidii loo xadidi lahaay dhibaatooyinka dadkaan ku qasbaayo ineey ka barakacaan degaanadooda sida iska hor imaadyadda,ku xadgudubka xuquuqda insaanka iyo dagaaladda.

iISHA WARKA THE GUARDIAN.

HALKAAN KA SII AKHRISO.